Leave a comment

Walaalaha Mujaahidiinta Soomaaliya oo magacaabay Hogaamiyaha Guutada Fozaul ee Kenya

Walaalaha mujaahidiinta Shabaab ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay maalmo ka hor ku magacaabay hogaamiyaha Guutadda Fozul ee ka dagaalameysa Kenya.
Axmed Iman Cali oo ka mid ah Muslimiinta Reer Kenya oo 2009 tagay Soomaaliya si uu uga qeyb galo Jihaadka Soomaaliya ayaa waxaa ay xarakadda Mujaahidiinta Shabaab ku dhawaqeen in uu Hogaamin doona guuto mar dhaweyd la aasaasay oo loogu talagalay in ay ka dagaalanto gudaha Kenya looguna Magac daray alle ha u naxariistee hana ka aqbalo shahaadadiisa Haaruun Fazul Cabdalla Maxamed Hogaamiyihii Urur weynaha Mujaahidiinta Al Qaacida ee Bariga Afrika.
Hogaamiyaha la magacaabay ayaa goor dhaweyd soo diray canjalad Muuqaal ah isaga oo ku hadlayaa Luqada sawaaxiliga isla markaana wacad ku maraya in Kenya ay qasaaro gaarsiin doonan Mujahidiinta. Canjaladaani muuqaalka ah ayaa waxey qalqal iyo cabsi ba’an ku abuurtay dowlada Kenya iyo shacabka wadankaasi.
magaacabida Hogaamiyaahani ayaa waxey imaaneysaa xili ay Dowlad Kiristanka ah ee Kenya weraar indho la’aan ah ku soo qaaday Soomaaliya isla markaana ay u gudaha u gashay soomaaliya walow Geesiyaal Ahlu Towxiid ah ay is hor taageen

Leave a comment