Leave a comment

About Me

Asalaamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakaatuhu. Walaal waad ku mahadsan tahay booqashadadaa. Webkani yar waxaan ugu tala galay in aan aragti sax ah oo xalaal ah aan ka soo tebiyo dhamaan xaaladaha la hal maala jihaadka iyo Mujaahidiinta. Waxaa kale oo aan kaga hadli doona Technology-ada hor martay ilaa xad muhim ah. Waxaan sidoo kale ku soo bandhigi doonna Cilmiga Daba galka iyo sheekooyin dhab ah iyo kuwo aan hal abuuray oo ka hadlaya sida daba galka loo sameeyo la iskuna difaaco, nidaamyada dunida iyo sida la isku qariyo.
Walaal hadii aad fikrad heyso fadlan iigu soo gudbi cinwaankeyga oo ah zakkii2020@hotmail.com, cid walba ee fekrad igu siyaadisa ama macluumaadyo waan u mahad celinayaa! ama telka uu Number-kiisu yahay +254707425989 Nairobi Kenya.
P.O Box 7119-00610 NBI-KEN.

Leave a comment